Tuesday 11 January 2011

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo Galgaduud ka bilabey qeybinta xoolo nool oo garaya ilaa 5000 oo nef

Deganada kala duwan ee Gobolka Galgaduud ee Gacanta ay ku hayaan Maamulka Welayada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa manta ka bilabey qeybinta xoolo nool oo Ari u badan kwdaas oo lagu shegay in ay garayaan ilaa 5000 kun oo neef oo ariya.
Sida uu sheegay Shiikh Ciise Mxamed Weheliye oo ah madaxa sakawaadka Xakarada Shabaab e Gobolka galgaduud ee xarakada shabaab ayaa manta shaca ka qaadey in ay si isku mid ah uga bilabeen qeybinta xoolo nool Degano iyo degmooyinka Gobolka.
Shiikha ayaa shegay in deganada ay ka midka Yihiin Degmada Ceen Dheer,Gal-hareri ,Gal Cad iyo Hareeraha Degmada Ceel Buur ay ka qeybiyen Sakooyinkii xoolaha Nool iaydoo qofkii lasiinayo 5 Neef oo ariya miskiinka ahaa.Sii Akhri

1 comment:

Anonymous said...

You will Die a worthless death by the hands of America.America will cut the head of the snake off and drain it's blood.your worthless God will run and hide,the end is near, YOU WILL DIE!!!

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...