Muqdisho (RBC) Hogaamiye kooxeedka Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacadde oo hadda sheegta inuu hogaamiyo qeyb ka mid ah ururkii burburay ee Xisbul Islaam ayaa si kulul uga jawaabay digniin shalay DKMG u jeedisay hogaamiye kooxeedyada hubeysan ee Muqdisho.
Yuusuf Indhacadde oo heysta hub iyo maleeshiyaad isaga u gaar ah ayaa nasiib daro ku tilmaamay digniinta wasiirka gaashaandhiga DKMG u jeediyey maleeshiyaadka hubeysan ee taageersan qabqablayaasha dagaalka ee ku hoos nool DKMG, kuwaasi oo wasiirku sheegay in wax laga qaban doono.
Wasiirka gaashaandhiga DKMG Soomaaliya C/xakiin Xaaji Fiqi oo shalay shir saxaafadeed ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in hogaamiyaasha hubeysan ay caqabad ku yihiin amniga DKMG iyo magaalada Muqdisho, isagoo sheegay in waqti dhow talaabo laga qaadi doonoSii Akhri
One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
Thousands of Somalis have fled the drought and the fighting Continue reading the main story ...
-
November 22, 2012 Besides terrorism threats, the federal government of Somalia faces other threats emanating from three different but ...
No comments:
Post a Comment