Warkii 01-Nov-2009 iyo Qormadii: Xafiiska Muqdisho
Nabadoon lagu magacaabi jirey Maxamed gacal islamrkaana kasoo jeeday gobolka Hiiraan ayaa xalay dabley Hubaysan oo wejiyada soo qarsaday ku dileen xaafada israac ee waqooyiga magaalada gaalkacayo ee ay ka taliso maamulka puntland .
Alle ha u naxariistee Nabadoonkan oo ahaa nin si weyn looga yaqaanay magaalada gaalkacayo gaar ahaan waqooyigeeda ayaa ku noolaa magalaadaasi in ka badan sodon sanadood islamrkaana aan ilaa iminka la ogayan cida dilkiisa ka damabaysay iyo sababta loo diley
Sidookale goobta dilku ka dhacay ayaa durbadiiba waxaa soo gaaray sida wararku tibaaxayaan ciidamo kazoo jeeda maamulka puntland ,waloow aysan jirin cid ay u qabteen dilka nabadoonka .
Xaalada magaalada gaalkacayo ayaa mudooyinkii ugu dambeeyeyey ay kasoo if baxayeen qalalaase dhinaca amaanka taasoo u muuqata mid marba marka kasii dambaysa cirka isku sii shareeraysa islamrkaana faraha kasaaray amaankii .
Maaha markii ugu horasyay ee nabadoon caan ah lagu dilo waqooyiga magaalada galkacayo ee dhinaca puntland iyadoo asbuucyadii aynu soo dhaafnay lagu Diley nabadoonkii Beelaha digil iyo Mirifle ee gobolada dhexe Sh, C/laahi Isaaq Baabul Kabiir
One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...

-
Wednesday, November 14, 2012 By Jonathan Kalan Kasim moves swiftly around the machine. Like a dancer, he has style, a unique way of p...
-
Washington, DC – Last month, President Sheik Sharif Ahmed appointed Mr. Mohamed Abdullahi Mohamed, a Somali¬American dual citizen, as the ne...
No comments:
Post a Comment