Friday 7 January 2011

Al-Shabaab oo Maanta Muqdisho ka Furtay Machad Dhalinyarada lagu Bari Doono Siyaasada

Muqdisho (RBC) Xarakada Al Shabaab ayaa maanta xariga ka jartay machad loogu magac daray ‘AL AQSA’ kaasi oo dhalinyarada ay ku baran doonaan siyaasada.
Gudoomiyaha maamulka Shabaab ee gobolka Banaadir Sheekh Cali Xuseen oo ka hadlay furitaanka machadkan ayaa sheegay in dhismaha iyo qalabeynta ay la kaashadeen ganacsato iyo dad taageera xarakada, wuxuuna sheegay in machadkan uu dhalinyarada ku nool Muqdisho u fidin doono waxbarasho la xiriirta arimaha siyaasada iyo shareecada.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...