Friday 7 January 2011

Warbixin: Tirokoobkii ugu dambeeyey ee khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee wadanka Soomaaliya

Muqdisho RBC Radio) Marka la eego wadanka Soomaaliya todobaadkaan waxaa ku geeriyooday inta la ogyahay 8 ruux halka ay ku dhaawacmeen dad kale oo tiradoodu gaarayso 6 ruux.
Arrintaan ayaa waxaa la gu ogaaday tirokoobka todobaadalahaa oo uu RBC Radio ka samayso todobaad walba dhamaanba gobolada wadanka Soomaaliya.
Maalinimadii Sabtiga ahayd ee horaantii todobaadkaan oo ay taariiqdu ahayd Jan,1. iska hor imaad u dhaxeeya ciidamada dowlada KMG Soomaaliya ayaa waxa uu ka dhacay qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho.
iska hor imaadkaan ayaa waxa uu sababay dhimashada ilaa iyo 1 halka uu ku dhaawacmay 1 ruux oo kale.
Maalinimadii Isniinta oo ay taariiqdu ku ssdsnryd Jan,3, qarax xoogan ayaa ciidamada dowlada waxaa lagula eegtay Isgayska Banaadir ee magaalada Muqdisho.
Qaraxaas ayaa inta la ogyahay waxaa ku geeriyooday ilaa iyo 2 ruux halka ay ku dhaawacmeen ilaa 2 ruux oo kaleSii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...