Dowladda itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay xabsiga Jeel Ogaadeen kasii deysay boqolaal soomaali ah ee kasoo jeeda dhulkaasi kadib markii la sheegay in ay kasoo qabqabteen qaar ka tirsan gobolada hoostaga magaalada jijiga
Sida ilo xogogaal oo u soo waramay warbaahinta dayniile ay sheegayaan in aysan jirin wax maxaabiis oo ay siideysay dawladda itoobiya, balse sida ay saxaafada usheegtay dawlada itoobiya in ay siidaysay maxaabiis waxaa wararkaasi isna kahadlay hogaanka hawlaha guud ahna guddoomiye ku xigeenka labaad ee Jabhada ONLF mudane Cabduqaadir Cadaani hiirmooge isaga oo sheegay in aan wax maxaabiis ah lasiideynin waraysi uu siiyay idaacada VOADA. sidoo kale masuul ka tirsan mucaaradka ONLF Salaaxudiin ayaa isaguna warbaahinta u sheegay in ay dowladda itoobiya maxaabiistasi siideysay.Sii Akhri
No comments:
Post a Comment