Saturday 15 January 2011

Maamulka Xarakada Al-Shabaab ee degmada B/xaawo ee gobolka Gedo oo soo saaray amar ku wajahan ganacsatada degmadaasi ku dhaqan

Saraakiisha maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee degmada B/Xaawo oo ka tirsan gobolka Gedo ayaa soo saaray amar ku wajahan ganacsatada ku dhaqan degmadaasi oo sheegaya iney qaataan lacagaha Shilin Soomaaliga ah oo guud ahaan qaan laga isticmaalin gudaha degmadaasi.
Amarkan oo uu ku saxiixnaa Waaliga Xarakada Al-Shabaab ee degmada B/xaawo ayaa lagu adkeeyey ganacsatada iyo sarifleyaasha ku dhaqan degmadaasi iney si deg deg ah u howlgeliyaan lacagta Shilin Soomaaliga ah ee hadda aan laga isticmaalin suuqyada degmada B/Xaawo.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...