Wednesday 5 January 2011

Dilalka aan la aqoon ee Puntland ka socda - Yaa ka danbeeya?

Waxaa moodaa reer Puntland iyo Somaalida kaloo u soo barakacay in la maan dooriyay. Macanha dilka iyo dabinka joogtada ah yaa ka dambeeya.
Hadaanu dib u milicsano, dadkii doorka wayn ka ciyaaray Puntland, haday ahaato dhanka shaqsiyaadkii hogaanka dastuurka iyo ka danbaynta ama dhan rayidka, sida ganacsatada, suldaanada iyo macalimiinta.
Aan ku hormarno dhanka ganacsatada M. Sheekh Cusmaan, Cali Jaamac Biixi AUN, oo ka mid ahaa ganacsatada Magaalada ee Gaalkacyo iyo Somaaliyaba si wayn looga yaqaanay. Waa la dilay, xili iftiin ahay buuna dilkoodu dhacay. Nin waxaa la dilay asagoo masaajid ka soo baxay xili salad subax ah, nina asagoo gurigiisa ka soo baxay ayaa la dilay.
Hadaan u gudubno dhanka maamulka doowlada. Isla magaalada Gaalkacyo, waatii  Col. Cabdi  Kacaan AUN, uu naynaasta Kacaan ku helay, sida dhabta ah uu qadirin jiray dastuurkii Soomaaliya xiligii doowladii Madaxwayne Siyaad Bare AUN. Deena khibradiisi ku helay tixgalin wayn si uga qayb qaato dhisidii Maamul Gobaleedkii Puntland, asagana xili uu soo tukaday khudbo jimce uu gurigiisa ku dhoowyahay ayaa shaando laga dhigay cid dhishay lama yaqaan.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...