Madaxweyne C/raxmaan Faroole ayaa soo hadal qaadey qodobo muhiim ah oo dhinaca amaanka, kuwaasi oo laga xusi karo mideynta Ciidamada qalabka sida ee Puntland iyo tababar loo wado ciidamada badda Puntland, tababarkaasi oo Madaxweynuhu sheegay in ay ka soo horjeesteen Sii Akhri
One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Sunday, 9 January 2011
Madaxweynaha Puntland Oo Sheegay Inay Jiraan Dad Ka Xun Dhismaha Ciidamada Badda Ee Puntland
Garowe (RBC Radio):- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane C/raxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa ka hadley xaaladaha amaanka xilli loo dabaal degayey laba sano guuradii ka soo wareegtay xilligii la doortey Madaxweynaha Puntland.
Madaxweyne C/raxmaan Faroole ayaa soo hadal qaadey qodobo muhiim ah oo dhinaca amaanka, kuwaasi oo laga xusi karo mideynta Ciidamada qalabka sida ee Puntland iyo tababar loo wado ciidamada badda Puntland, tababarkaasi oo Madaxweynuhu sheegay in ay ka soo horjeesteen Sii Akhri
Madaxweyne C/raxmaan Faroole ayaa soo hadal qaadey qodobo muhiim ah oo dhinaca amaanka, kuwaasi oo laga xusi karo mideynta Ciidamada qalabka sida ee Puntland iyo tababar loo wado ciidamada badda Puntland, tababarkaasi oo Madaxweynuhu sheegay in ay ka soo horjeesteen Sii Akhri
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
November 22, 2012 Besides terrorism threats, the federal government of Somalia faces other threats emanating from three different but ...
-
Earlier this year, Edwardo Molano, Africa correspondent of the Spanish newspaper, ABC Internacional, filed a report, “Unlimited extravagance...
No comments:
Post a Comment