Hargeysa (RBC Radio):- Madaxweynaha Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa sheegay in abaaro xoogan ay ku dhifteen deegaano badan oo maamulkaasi hoostaga.Gobolada Bari ee maamulka Soomaaliland ayaa Madaxweyne Siilaanyo waxaa uu sheegay in ay yihiin deegaanada ugu badan ee laga soo sheegayo abaaro xoogan in ay ka jiraan, wuxuuna intaa ku daray in Caalamka ay ka dalbanayaan in uu wax kala qabto arimaha loogu gargaarayo dadka ay saameysay abaartu ee ku nool dhulka miyiga ah ee gobolada Bariga Soomaaliland.Sii Akhri
No comments:
Post a Comment