Saturday 8 January 2011

Taliska Ciidamada Boliska Magaalada Boosaaso oo Ka warbixiyay Dil loo geestay Askar ka tirsanaa ciidamada Boliska.

Muqdisho RBC Radio) Taliska ciidanka booliska dowlada Puntland ayaa ka war bixiyay fal dil ah oo loogu geestay labo askari ka tirsan ciidamada booliska gudaha magaalada Boosaaso.
Maxamed Saciid Jaqanaf taliye ku xigeenka ciidanka booliska oo saxaafada la hadlaya ayaa waxa uu ka warbixiyay sida uu dilka loo geestay ciidamada dowlada Puntland uu u dhacay.
Taliye ku xigeenka ciidanka booliska ayaa wuxuu sheegay in madaxa looga jiro oo uusan caafimaadkiisu dhameystirneen askariga dilka geestay labo askari oo ka tirsan ciidamada boolisha.
Maxamed Saciid Jaqanaf waxa uu sheegay in Baaritaan  lagu sameeyay askarigaas waxaana la xaqiijiyay in uusan aheyn nin  caafimaadkiisu uu yahay mid taam ah.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...