Tuesday, 1 December 2009

BBC SOMALI 04:00 GMT 11:00 GMT 14:00 GMT 18:00 GMT 6.30 am (WM) 4.00 pm (WM) 7.00 pm (WM) 8.00 pm (WM) 911.999.jpg Puntland police Shirkii jarai´id

Caawa fiidkii ayaa qarax ka dhacey magaalada Bosaso qaybta ay ka degen yihiin dadka ka soo qaxey Ethopia oo Ethopainka ah,goobta qaraxa lala beegsadey ayaa aheyd meel Filmada iyo ciyaaraha lagu dawado
news: bosasonow.jpg


Bosaso(Puntlandi)Qaraxaan ayaa caawa fiidkii xiliga Bosaso waxaa lagu tuuray meel biibito ah oo filmada iyo cayaaraha lagu daawado,goobtaan oo aheyd meel ay isugu yimaadaan dad u dhashey Ethopia goobahaasna u badan,ugu yaraan 15 ruux oo Soomaali iyo Ethopian isugu jira ayaa ku dhawacmey kuwasoo lagu daweeyey Isbitaalka magaalada.

Goobtii qaruxu ka dhacey ayaa markiiba waxaa yimid bileyska iyagoo markiiba xirey aagii qaruxu ka dhacey,waxeyna markiiba bilaabeen iney su´aalo waydiiyaan dadkii goobtaas joogey.
Ilaa hada cidna ma sheefan qaraxaan,lamana hayo cida ka dambeysay


Puntlandi Bosaso


From-Maamulka Puntlandi to akhristayaasha hoos ku qoraya fikradooda

awood baan u leenahey inaan helno meeshaad joogto ,khaasatan adress-kaaga ee fadlan ilaaliya qoraalkiina joojiya aflagaadad,qabiilka,cayda iyo wixii lamida,ku qor fikarkaaga adoon cidna wax u dhimeyn
waxaanu isticmaaleynaa PC-gaaga IP adreeskiisa hadii laguu baahdo.
Thanks brothers and sisiters
admin on December 01 2009 21:56:31 · 25 Comments · Print
Comments
Page 1 of 3: 123
#1 | putlaan on December 01 2009 22:02:32
war waa kuma adigaFrown
#2 | Ogeesiis from US? Seattle, WA on December 01 2009 22:25:25
Dadka reer Puntlander waxaan ugu baaqayaa in eey adkeeyaan amaanka waayo waxaanu leenahay cadow badan oo inala jooga gobolada Puntland sida Galkacyo ama bosaaso. Waxaana filayaa dadkaas oo dhan waxaan rajeenayaa in eey ku lid leeyahiin maamulka puntland. oo rabaan sida ayaga oo kale dadka reer puntland in eey dhigaan meel cidla ah.Sad
#3 | SIMOOBA on December 01 2009 22:30:21
KKKKKKKKKKK SXB CADOWGEYNA GAL MUDUG MIYAANAH
#4 | Ny on December 01 2009 22:30:52
Waxey Puntland eey ku baahan tahay waxeey yahiin. waa ciidamo saa id ah oo suga amaanka iyo dad baraarujiya dadka oo dhan kuwaas oo nabada baraarujiya. Ninkasta waxii aan iloobay waa ku darikaraa
#5 | #3 |SIMOOBA anigu ka mahadalin on December 01 2009 22:35:22
Sxb anigu kama hadalin Gal mudug balse waxa aad u qabti adigeey ku jidhaa.
#6 | ciise wadaad on December 01 2009 22:42:10
Puntland people have to realize, they have ton of enemies who want us to fail. Lot of our enemies are living inside our cities and other are funding them from outside Somalia and inside Somalia. This not something start today, it has being going on last 15 years. We have project our land, our people and freedom.
#7 | ciise wadaad on December 01 2009 22:43:22
Puntland people have to realize, they have ton of enemies who want us to fail. Lot of our enemies are living inside our cities and other are funding them from outside Somalia and inside Somalia. This not something start today, it has being going on last 15 years. We have Protect our land, our people and freedom
#8 | daljir on December 01 2009 22:46:49
NIN WALIBA WUXU GEESTO BAA LAGA GUDAYA?WAX BADAN BAAD KU FARAXDEEN DHIBKA KONFUR KA SOCDA .YEYNA XASUUS KU TAGEERTEEN.CID IDINKAMID AHNA KADAA ORAN/ WAAD HEYSII EE XAGI OO HA XANUUNSAN
#9 | Jamaal on December 01 2009 22:49:34
hahahahah saatana mitä helivet?Angry
#10 | Garowe on December 01 2009 22:54:12
walaal Daljir waxaan u maleenayaa konfunta iyo anagu in aanan is ku mabda aheen.
Page 1 of 3: 123

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...