Tuesday 1 December 2009

Qarax xoogan ayaa Caawa Gilgilay Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari

Qarax Xoogan oo aan lagaranayn Ayaa caawa ka dhacay Magaalada boosaaso ee Xarunta Gobalka Bari kaasoo loo Adeegsaday Walxaha Qarxa

Qaraxa Caawa Gigilay Magalada Boosaaso ayaa la sheegay Meel u dhow Masaajid caanka ah Magaalada Boosaaso kaasi oo ku yaala bartamaha magaalada Boosaaso

Sidoo kale Goobjooge goobta ku sugnaa ayaa u Xaqiijiyay Wabka Dayniile in uu Qaraxa ahaa Bamka Gacanta laga tuuro Inkasoo ahaa Qaraxaas Mid Ka Wayn Bambada Gacanta laga Tuuro Maadaama uu ahaa Qaraxa Mid laga Wada Maqlayay Guud ahan Magaalada Boosaaso

Sikastaba ha ahaatee Waxaa waayahaan Danbo Maamulka Pl ku soo badanaya Qaraxyada Lala Beegsanyo goobaha Muhiimka ah iyo Xarumaha Maamulka ayaa Maamulka Pl ku Eedeeyeen Qaraxyadaas in ay ka Danbeeyaan Shacabka ka soo Qaxay koonfurta Dalka Soomaaliya waxayna Ugu Baaqeen in ay iska Baxaan Gobolada Maamulka Pl Hoos Taga

Ugu Danbayntii Waxa la Yaab ah Maadaama ay Dadkii Ka Yimid Dhanka Koonfurta Dalka Soomaaliya ay iska Hayaameen maamulkaas Walina ay Socdaan Qaraxyada Waxaa is Waydiin Mudan yaa ka Danbeeyo Qaraxyada Kol Waliba ka dhaca Magaalooyinka Waa Wayn ee Maamulka putland

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...