Wednesday 9 December 2009

Cabdi Fataax Shaway oo baadi goob loogu jiro sidii loo qaarajin lahaa

Maamulkii hore ee gobolka banaadi ayaa intabadan isaga soo hayaamay caasimada Soomaaliya sababa la xariira cabsi ay ka qabaan in la qaarajiyo

Cabdifataac Shaaway oo ah gudoomiye ku xigeenkii maamulka gobolka Banaadir dagaal xoogana la galay xoogaga Alshabaab ayaa dil ugu xukuman xarakada mujaahidiin alshabaab oo ah awooda ugu weyn Soomaliya siweyna isugu xiran lehna maamul iyo ciidan leh kala danbeen

Cabdifataax Shaaway oo mayal adag xaga la dagaalanka xoogaga Islaamiyiinta ayaa xiligaan qoor goos ugu xukuman madaama uu ka qeyb galay dagaal adaga meediyahana u marsiiyey dacaayado badan

Cabdifataax Shawaay oo ahaa 10 yeesha Dowlada Sheikh shariif ee xaga dagaalka ayaa xilkiisa kuwaayey kadib markii ay mamaulka dowlada bilabeen in mamaulka dowlada laga sifiiyo cid aan aheyn isabheysiga garabka Jabuuti taa oo hada ka dhigtay xataa in la toogto ciidamada kale aan maxakamadii islamiga ka tirsaneen
Taana waxey keentay in qeyla dhaan ka soo yeerto saraakiishii hore e ela shaqeyn jiray col Cbdulaahi Yuusuf

Xoogaga Alshabaab ee intabadan ee Soomaaliya heysto goobaha ay ka taliyaana ku soo celiyey amnigii iyo kala danbeentii ayaa awood u leh ciday rabaan in ay qabtaan maxkamada soo tagaan taana waxaay keentay in dilka lagu xukmay

Cabdifataax Shaway ayaa xiligaan ku sugan wadanka Ingariiska walina isma dhiibin waxaase la ogeen hajabaada ka soo yeereysa xoogaga islaamiyiinta in ku keento in uu iska dhiibo dalka ingariiska

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...