Tuesday 12 July 2016

Afhayeenka AMISOM oo ka hadlay xaalada Marka


 
445
 
0
SHARE 
Marka (SONNA)-Afhayeenka Ciidanka nabad-ilaalinta Somaliya ee AMISOM Joe Kibet oo SONNA la hadlay ayaa ka hadlay amaanka Marka, wuxuu sheegay in ammaanka Magaalada uu yahay mid wanaagsan, wuxuu meesha ka saray warar sheegaya in Al-Shababa ay xaafado ka tirsan Magaalada  ay galeen.
Afhayeenka AMISOM Joe Kibet Waxaa ka loo uu  sheegay in ammaanka Magaalada hadda ay tahay mid sugan sida uu tilmaamay.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...