Tuesday 26 July 2016

Imaaraadka oo Turkiga u gacan gelisay Taliye Sare.


 
59
 
0
SHARE 
Dubai(SONNA)- Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa u gacan gelisay Xukuumadda Turkiga Taliyihii Ciidamada nabad ilaalinta Turkiga ee dalka Afganistaan  General Jaahid Baaqir,kadib markii lagu eedayay inuu ku lug lahaa isku daygii afganbigii fashilmay oo ka dhacay dalka Turkiga.
Taliyaha oo la sheegay inuu baxsad ahaa ayna wehliyeen laba Sarkaal kale, waxaa lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha ee dubai, iyagoo ka  yimid Caasimadda dalka Afganistaan ee Kaabuul.
Wakaaladda Wararaka Turkiga ANADUl , ayaa sheegay in qabshada Taliyahaasi ay ka  dambeysay Dalaab Imaaraadka uga yimid Turkiga.
-Mukhtaar-

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...