Friday 22 July 2016

Dood loo qabtay musharraxiinta duqa Gaalkacyo (Video)


13823532_1428723033811304_164599232_n
Gaalkacyo (RBC Radio) Xildhibaanno ka tirsan Golaha deegaanka iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada ayaa ka soo qayb galay Dood loo qabtay musharrixinta u tartamaya duqa degmada Gaalkacyo.
Afar musharrax ayaa u tartamaya duqa degmada Gaalkacyo,waxaana Dooda ka qayb galay Deeq Maxamuud Xaashi iyo Yaasiin Maxamuud Jaamac halka labada kale ay diideen.
Doorashada duqa degmada ayaa la filaya in la qabto Sabtida berri ah,xildhibaannada golaha deegaanka ayaana cod ku dooranaya duqa cusub ee degmada Gaalkacyo.
Talefishinta Universal ayaa musharrixinta doodan u qabtay,waxaana daadihinayay wariyaha gobolka ee talefishinta,Abaadir Cabdulqaadir Cilmi.
Hoos ka daawo,dooda musharrixinta
12345678910
__
RBC Radio

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...