Dagaal Culus o
o muddo daqiiqada ah socday ayaa Mujaahidiinta iyo Kirishtanka Itoobiya ku dhaxmaray inta u dhexeysa Yurkud iyo Luuq waxaana halkaasi lagu arkay Meydadka ciidanka Itoobiya oo dagaalka ku bakhtiyey.Saraakiil katirsan Mujaahidiinta ayaa sheegay in dagaalkaasi dhacay islamarkaana ay ku gubeen gaadiid balse dagaalku uusan aheyn mid sidaasi u weyn.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in guuto katirsan Mujaahidiinta oo dhabagal ku jirtay ay isku dheceen Itoobiyaanka oo iyana sahan ahaan ugu socday wadada isku xirta Luuq iyo Yurkud.
Wararka qaar ayaa sheegaya in hub laga furtay ciidanka Itoobiya oo markii dambe iyagoo baqa carar ah gaaray buundada degmada Luuq oo ay markii hore kasoo duulaan tageen.
AmiirNuur Media
No comments:
Post a Comment