Wednesday 2 March 2011

Madaxweynaha Dawlada Puntland Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweyay Dalka Talyaaniga (Sawiro)

Roma ( RBC Radio )  Madaxweynaha dawlada Puntland iyo Wafdi Uu Hogaaminayo oo Dhawanahan Safar ugu Baxay Dalka Talyaaniga ayaa waxaa uu Kulan balaaran dalka Ethiopia kula qaatay masuuliyinta dalkasi Dalkaasi Gaar ahaan Wasaarada arimaha dibada dalka Ethiopia iyo Madaxda safarada Somalida ee Dalka Ethiopia.
Mudane C/raxmaan Maxmed Maxmuud Faroole oo Safarkiisa ay Ku Weheliyaan Wasiirudowlaha Maamul Wanaaga Puntland Maxmed Faraax Ciise ( Gaashaan) iyo Wasiirka Dastuurka iyo Arimaha Federaalka ee Dawlada Puntland Cabdi Xasan Jimcaale.
Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...