Friday 4 March 2011

Nadwo qiimo badan oo ay kasoo qeyb galeen Culimo caan ah oo Caawa lagu qabtay magaalada Muqdisho(Dhagayso)

amiirnuur.comNadwo diini ah oo ku saabsaneyd fadliga jihaadka ayaa waxaa Caawa lagu qabtay mid ka mid ah Masaajidda ku yaala magaalada Muqdisho.
Culimo waaweyn oo caan ka ah magaalada Muqdisho ayaa Kalimado qiimo badan waxay ka jeediyeen Nadwada, iyadoona Culimada halkaasi kalimaadka ka jeediyay ay ka mid ahaayeen Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo Sheekh Cabdul qaadir Muumin.
Boqollaal ka tirsan Shacabka Muslimka ah ee ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka qeyb galay dhageysiga Nadwada, waxaana sidoo kale laga tabinayay  Idaacadaha islaamiga ah ee ku yaala magaalada Muqdisho gaar ahaan Idaacadaha IQK iyo Alfurqaan. 

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...