Monday 14 March 2011

Tarjamada qeybtii Labaad ee Sil silada Riyooyinkii Mujaahidiinta Jeyshul Cusrah (Riyooyin Xiiso badan)

Waxaan halkeeda kasii amba qaadi doonaa haddii uu ALLE idmo soo gudbinta Sil siladdii riyooyinka Mujaahidiinta ee aan horey idinku ballan qaadnay inay taxane noqon doonto.

Waxaan horey  aan idinku soo gudbinay  Tarjamada qeybtii Koowaad ee sil siladda riyooyinkan qiimaha badan, waxaana tafaasiil ka bixinay halka aan kasoo xiganay iyo cidda ku riyootayba.
Sidoo kale qeybtii Kowaad waxaan idinku soo gudinay ilaa Sedax riyo oo ay ku riyoodeen qaar ka tirsan walaalaheena Mujaahidiinta ah, kuwaasi oo qaarkood uu ALLAH Shahaado ugu arzaaqay  Naxsabuhum Wallahum Xasiibuhum. Maantana waxaan jeclnay inaan qeybo kale idin soo gudbino.
Waxayna qeybtan ku billaabaynaysaa sidatan:-
Riyada Afaraad: Walaalka Alburkaan (Taqabalahullah) ayaa sheekeeyay wuxuuna yiri: Waxaa  maalin  ii sheekeeyay  Abuu Shahiid  wuxuuna igu yiri: waxaan ku riyooday aniga oo Saaxaadka Jihaadka ku sugan, dagaalna uu socdo waxaa i haleelay rasaastii Cadowga, waxayna iiga dhacday Xabadka iyo Madaxa waxaan ku dhacay dhulka aniga oo jirkeyga oo dhan uu dhiig qariyay.
Waxaan bilaabay inaan nafteyda Su’aalo Salaaddii ma tukatay?, waxaan  nafteyda ku iri haa, ma akhrisay Adkaartii, waxaan nafteyda ku iri haa, waxaa bilaabay inaan Shahaadateynka qabsado oo aan ALLE xuso, wax yar kadib waxaan dareemay Shey Jirkeyga si fudud uga baxaya, waxaan ogaaday inay ruuxdeyda baxeyso, waxaan bilaabay  inaan Takbiirsado oo aan iraahdo Subxaanallah Nafteyda waxay iiga baxeysa si aan xanuun laheyn!?, Subxnaallah tani ma dhamaadka Mashaakilka Aduunyadabaa!? Subxaanallah runtii waa Shahaadada!?
Walaalka  ALBURKAAN ayaa sii sheekaynaya:  Abuu Shahiid wuxuu ku riyooday isaga oo Shahiiday, oo hareerihiisa oo dhan  uu Iftiin iyo Nuur ka baxayo, waxaa uu maqlayay Nashiid goobtii oo dhan hareereeyay, Nashiidkaasina waxa uu ahaa:
(يا أيها الشهيد
يا طاهر الدماء .. أبشر بيوم عيد .. الروح في السماء .. نم نومة هنية .. يا زينة الرجال .. دمائك الزكية تعطر الرمال .. الحور في انتظارك .. النور والملائك .. أبشر بخير دار .. منعم هنالك ..... الى آخر النشيد(

ALBURKAAN: waxa uu leeyahay  Abuu Shahiid Isaga oo weli kusii jira xaaladaasi Nashiidkuna uu dhagahiisa kasii yeerayo ayaa waxaa hortiisa kasoo muuqday darbi dhererkiisa aan ka badneyn 2m, una jira qiyaastii 5m.
Darbiga waxa uu leeyahay duleello waasic ah, waxa uu darbiga gadaashiisa ka maqlay codka Caruur yar yar, waxa uu eegay halkii uu codka ka maqlayay, wuxuuna arkay Caruur yar yar oo oronaya Shahiid, Shahiid, soo dhawow.
Waxa uu farxay farxad weyn wuuna takbiirsaday, wuxuuna yiri Alxamdulillah waa Shahaadadii aan sugayay.
ALBURKAAN: Marka uu xaal meeshaasi marayo ayaa Abuu Shahiid oo riyadiisa kusii jira wuxuu si kadis ah ku arkay haweenay aad uqurxoon oo soo socota darbiga gadaashiisa, markii ay  usoo dhawaatay ayaan wuxuu  is iri Xuurul Ceyntan ma adigaa iska leh..!!.  Dhinaciisa  ayay martay wuxuuna naftiisa ku yiri: Adiga ayaa iska leh way kuusoo laaban doontaa.
Wuu fariistay isaga oo sugaya rajana ka qaba inay soo laabato, aad buu ugu dhararsanaa inay usoo laabato, isagoo yaaban oo wareersa ayaa waxa uu markale is yiri: horta Xuurul Ceyntaasi ma adigaa iska leh ama!?. Way soo laabatay waxayna markan ay soo istaagtay dhiniciisa, waxay gacmaha iyo madaxa kasoo dhiibatay  dul duleellada Godkii waasica ahaa, way udhoola cadeysay dhoola cadeyn qalbigiisa ku beertay farxad iyo xasilooni.
ALBURKAAN: Abuu Shahiid waxaa isaga oo dag dagaya uu aaday dhinacii darbiga, wuxuuna la yaabay Xuural  Ceyntii uu arkayay oo kaligeed aan aheyn, laakiin waxa uu arkay  Xuurul Ceyn badan oo midba ay midda kale ka qurux badantahay, waxaana sidoo kale ka yaabiyay  kala duwanaashaha midabyadooda inkasta dhammaantood ay yihiin kuwo cad cad oo haddana wada qurxoon.
ALBURKAAN: Abuu Shahiid waxa uu soo toosay isaga oo Xaaladdaasi ku jira Xuurul Ceyntuna ay dhunkanayaan Madaxiisa iyo Xabadkiisa!!!
La soco qeybaha xiga…
Amiirnuur Media
amiirnuurmedia@gmail.com

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...