Sunday 10 July 2016

Al-shabaab oo dad rayid ah ku layay waqooyi bari Kenya


 
18
 
0
SHARE 
Mandheera-Kenya-(SONNA)-Haweeney  ayaa ku geeriyootay, saddex qof oo kalena dhaawacyo ayaa ka soo gaaray, markii ay dableey ka tirsan Al-shabaab rasaas ku fureen Gaari marayay agagaarka degaanka Lafeey oo ka tirsan magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya.
Madaxa Boliiska Mandheera Bosita Omukolongolo, ayaa sheegay inuu gaarigu ahaa Toyoto Hilux, kaasoo ay lahaayeen  dadka degaanka,wuxuuna intaa raaciyay inay firxadeen qaar ka mida dadkii saarnaa Gaariga.
Degaannada Waqooyi Bari dalka Kenya, ayaa in dhawaalaba wajahayay qalalaaso xagga ammaanka ah, markii ay ka dhaceen weerarro gaadmo ah oo ay geysanayaan Malleeshiyaad ka tirsan ururka Al-shabaab.
SONNA/News

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...