Tuesday 12 July 2016

Haweenay Muslimad ah OO markii u Horeysay Xubin ka Noqotay Barlamaanka Australia


 
95
 
0
SHARE 
Sidney-(SONNA)- Xisbiga Shqaalaha ee dalka Australia, ayaa sheegay in Haweenay Masaari ah  oo  lagu magacaabo Anne Aly, ay kursi ka heshay Baarlmaanka dalkasi,iyadoo ka soo gashay magaalo ku taal Galbeedka Australia.
Haweynadan, ayaa noqotay, qoftii u horeysay ee Muslimad ah oo muddo laba Todobaad ka hor Xildhibaan ka noqota Baarlamaanka Australia, iyadoo Xisbiga shaqaalaha Baarlamaanku ku leeyahay 67 Kursi.
Gabadhan Xildhibaanada ah, ayaa la sheegay inay khabiir ku tahay la dagaalanka Argagixisada iyo xaqjirnimada, waxayna oloole xooggan ku qaaday Xisbiga xuriyadda ee Australia, tasoo sababtay inuu ku guuldaraysto  codadka xibintinimada Baarlamaanka dalkaasi.
-Mukhtaar-
SHARE 

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...