Saraakiil katirsan Mujaahidiinta oo lasoo xariiray shabakadda AmiirNuur Media lasoo xariiray ayaa sheegay in Maleeshiyaadkii DKMG ah kala firxadeen markii ay geesiyaasha Towxiidka uga adkaadeen dagaalka.
Boqolaal katirsan Mujaahidiinta ayaa iyagoo Takbiirsanaya la wareegay gacan ku heynta Ex.control Afgooye iyo xerada Asluubta balse ciidamada Mujaahidiinta ayaa saaka dib uga baxay goobihii ay cadawga ka qabsadeen.
Maleeshiyaadka Mooryaanta ee isbaaradu u taal Ex.control ayaa ka cararay Meydad iyo dhaawac halkaasi oo ay mujaahidiintu ku gumaadeen cadawga gaala lajirka ah.
Xaaladda ayaa saaka degan waxayna Maleeshiyaadka DKMG ah ku mashaquulsanyihiin duugista Meydadka iyo daweynta Maleeshiyaadka ka dhaawacmay, saraakiisha Shabaabul Mujaahidiin waxay sheegeen in Mujaahidiintu hadda weerar ku yihiin dhamaanba fariisimaha cadawga.
No comments:
Post a Comment