Friday 11 March 2011

Ciidamada Mujaahidiinta oo soo gaaray Afaafka Dhuusamareeb kadib dagaal culus oo ay cadawga lagaleen (Warbixin).

Dagaallo qaraar ayaa xalay fiidkii ka bilaawday duleedka degmada Dhusamareeb ee gobolka Galguduud oo maalmihii lasoo dhaafay ay dhaq dhaqaaqyo ka wadeen ciidamo Kirishtanamiirnuur.com Itoobiyaan ah iyo Maleeshiyaadka Mushrikiinta. Wararka ka imaanaya Dhusamareeb ayaa xaqiijinaya in dagaallo culus xalay ka dhaceen halka loo yaqaan Madax Sariiq oo shalay ay ka dhaceen madaafiic ay labada dhinac is dhaafsadeen.
Dagaalka oo ahaa mid saacado qaatay ayaa dhaliyay dhimasho iyo dhaawac badan oo soo gaaray Maleeshiyaadka Mushrikiinta, guutada Khaalid Bin Waliid ee Gobolada dhexe ayaa ku guuleysatay in ay dhegaha u laabto Mushrikiinta.
Mas'uul katirsan Shabaabul Mujaahidiin ayaa warbaahinta AmiirNuur Media u sheegay in ciidanka Mujaahidiintu ay Mushrikiinta ka saareen halka loo yaqaan Geed Timirka halkaasi oo fariisin weyn u ahaa Mushrikiinta.
Dad goob joogayaal ah ayaa sheegay in dhaawacyo iyo Meydad badan lakeenay gudaha magaalada Dhuusamareeb, wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in ciidanka Mujaahidiinta ay ku suganyihiin albaabka magaalada halka ciidanka Itoobiya iyo Mushrikiinta ay difaacyo ka galeen xaafadda Siinaay ee gudaha Dhuusamareeb iyo halka loo yaqaan guriga Gobolka.
Shabaabul Mujaahidiin ayaa hadda weerar ku ah fariisimaha cadawga marka loo eego dagaaladii cuslaa ee saacadihii lasoo dhaafay ay ka gashay magaalada Muqdisho iyo gobolka Galguduud.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...