Saturday 5 March 2011

Ciidamo Itoobiyaan ah iyo Maleeshiyaad Soomaali ah oo gudaha u galay magaalada Beled Xaawo.

Wararka ka imaanaya magaalada Beled Xaawo ee wilaayada Gedo ayaa waxay  sheegayaan in saakay uu halkaasi ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Mujaahidiinta iyo Ciidamo Itoobiyaan ah oo ay kaabayaan Maleeshiyaad Soomaali ah. Ciidamada Itoobiyaanka oo ku hubeysan Taangiyada dagaalka ayaa gudaha u galay degmada Beled Xaawo, Dagaalka saakay ayaa qarxay kadib markii  magaalada ay soo weerareen Ciidamo Itoobiyaan ah oo kasoo weerar tagay  dhanka Mandheera.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...