
Wararka oo ay diirad.com heshay ayaa sheegaya in Malnimada birtito ah ee Axada la geen doono Magalada Baydhabo ee Gobalka Bay.
Dhaawaca ayaa waxa uu ka soo gaaray dhanka danbe ee jirkiis kadib dagaal raas xooga oo ay ciidamada Dowlada ku fureen gaari o saarnaa ASbuuci hore mar ay shabab ka soo cararen Balad Xaawo.
Abuu Mansuur ayaa ah ninka labaad ee Kooxda Shabab kaa oo baraarujin caruurta askarta ee ka dagaalameysay Buula Xaawo halkaa u aaday waxana safarka aku wehlinayay Fu'aad Shungole .
Ma ahan markii uigu horeesay oo ay ciidamada Dowlada dhaawacaan Abuu Mansuur ee waxa ay dhaawac halis ah u geesteen sanadkii hore dagaalkii xoogana aee ka dhacay Wadada xeebat Liido ee degmada Abdi Casiis ee Magalada Moqdishu .
War wixii ku soo kordha kala soco Diirad.com
No comments:
Post a Comment