Wednesday 9 March 2011

Dr Cali Warsame: Al shabab awoodeedu wax weyn ayaa iska dhimay

Al shabab awoodeedu wax weyn ayaa iska dhimay
Dr Cali Warsame
Machadka Istiratijiyada Siyasada Ee Geeska Africa
Mar 10 2011
Xoojinta Ciidamada tayadoodu waa lagama maarmaan, mar hadii in badan lagu sheegey tabar xumada heysata ciidamada xooga dalka waa muhiin in tayadoodu kor loo qaado iyo muraalka ciidanka, awooda ciidanku maaha tiradiisa, ee waa tayadiisa iyo kala danbeytiisa iyo daacadnimada ciidanka.
Waxaa muhiim ah in haduusan askarigu aaminsaneyn mowqifka uu u dagalamayo, oo maskax ahaan loo diyaarin ciidanka in ay natiijada dagaalku aysan noqoneyn waxa laga filayo, sidaas darteed waa in ciidamada tayadoodo iyo isku shaandeyntooda laga shaqeeyo.
Waxa iyaduna mihiim ah in ay ogaato dowladu sarakiisha ciidamada hogaamineysa in ay ku haboon tahay in ay yihiin dad dhalinyaro ah lana jaanqaadi kara isbadalka iyo dagaalka maanta jira noocu yahay.
Waxa sarakiisha somalia ay u badan yihiin dhamaan dad howlgab ah oo da doodu ka dhaxeyso 65 ilaa 70. waxaad og tihiin cadowga dowladuna iyo dadka ay la dagalamayaan in ay yihiin dad sarakiishoodu u badan tahay rag 30 ilaa 35 jir ah , taasina waxa ay keeneysa farqi xoogleh dhanka u dulqaadashada dagalada moqdishu, oo badana socda qaarkood 20 sacadood , qaarna waaba dagaalo isdaba joog ah oo gaara maalmo.
Su aashu waxay tahay marka sarkaal jira 65 ilaa 70 sano makasoo bixi kara jiida hore dagaal intaas oo saac qaadanaya !!!Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...