Tuesday 8 March 2011

Faafreebka Wararka IQK oo Caawa lagusoo qaatay Duulaanka Itoobiye ee Gedo (Dhageyso).

Barnaamijka Faafreebka Wararka ee ka baxa Idaacadda qur'aanka Kariimka ayaa caawa lagu falanqeeyay duulaanka ay gaalada Itoobiya kusoo qaaday wadanka Soomaaliya. Faafreebka Wararka oo ah Barnaamij dhaxalgal ah ayaa lagu wareystay Odayaal iyo waxgaradka wilaayada Gedo oo ah meesha ugu daran oo ay cadawgu kusoo qaadeen weerarada.
Kulan ay maanta Baaradheere ku yeesheen  Salaadiinta Beesha Sade ayaa barnaamijka lagusoo qaatay iyo warbixino ku aadan qaabka ay gaaladu u qorsheysay duulaanka Itoobiya hormuudka ka tahay.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...