Qaar ka mid ah Odayaashii iyo nabadoonadii caanka ahaa ee dhowaan Xarakada Al-Shabaab ka soo kaxeeyeen Magaalada Jowhar ayaa lagu arkay jiidaha dagaal, iyagoo ku hubeysan qoryaha boobayaasha noocyadooda kala duwan.
Odayaashan oo gaarayay labatameeyo ayaa maalin ka hor Ilaa saddex gaari lagaga soo qaaday Magaalada Jowhar ayaa iyagoo jidbeysan maanta ka soo hor muuqday Saxaafada, kuwaasoo kula hadlay xeradii Maslaxa ee duleedka Suuqa Xoolaha.
Nabadoonada iyo Odayaashan oo ah kuwo qaarkood heyb wadaag la ah Madaxweyne Shariif isla markaana horay isla soo wada shaqeeyeen Maamulkii hore ee Maxamed Dheere ee ka talin jiray Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa balan ku galay in dagaalka safka hore ka galayaan oo ay la dagaalamayan Cadawga waa sida ay hadalka u dhigeen.
Nabadoon Cali Sheekh Yuusuf oo ka hadlay goobta ayaa wacad ku maray in dagaalka uu diyaar u yahay, isla markaana uula dagaalamayo cadawga Alle sida uu hadalka u dhigay.Sii Akhr
One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
November 22, 2012 Besides terrorism threats, the federal government of Somalia faces other threats emanating from three different but ...
-
Earlier this year, Edwardo Molano, Africa correspondent of the Spanish newspaper, ABC Internacional, filed a report, “Unlimited extravagance...
No comments:
Post a Comment