Thursday 25 August 2016

Daawo Sawirro Marxuum Maxamed Cali Samatar Oo Aas Qaran Loogu Sammeeyay Wasaaradda Gaashaandhigga


  
354
 
0
SHARE 
Muqdisho,(SONNA):-Alle Haunaxariistee Marxuum S/Guud Maxamed Cali Samatar oo ahaa Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore ee Soomaaliya, xilal kala dawana ka soo qabtay dowladdii Milatariga Soomaaliya ee Gen Maxamed Siyaad Barre ayaa maanta Aas Qaran Loogu Sammeeyay, dhismaha Wasaaradda Difaaca Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.
Aaska Marxuumka ayaa waxaa ka qeybgalay Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sh Maxamuud, Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sh Cismaan Jawaari, R/wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid, Qaar kamid ah Madaxweyneyaasha Dowlad gobaleedyada ka dhisan dalka, Xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, Saraakiil Ciidan iyo dadweyne Soomaaliyeed.
Kahor inta aan la aasin Marxuumka ayaa Madaxda iyo Dadweynaha ay Salaad Janaaso ah kula tukadeen Xarunta Wasaaradda gaashaandhigga, halkaas oo marxuumka loogu duceeyay.
Xuquuqda Sawirka: Dr. Cabdiqani Sh Cumar, Agaasimaha Guud Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...