Sunday, 21 August 2016

Qasaare ka dhashay madaafiic lagu weerary qaybo ka mid ah Muqdisho


  
76
 
0
SHARE 
Muqdisho-(SONNA) Saddex qof ayaa ku dhaawacantay Laba ka mida Gawaarida wasaaradda Gaadiidkana wey ku bur-bureen, Hoobiyeyaal maanta lagu weeraray qaybo ka mida magaalada Muqdisho.
Waaxda gurmadka Dowladda hoose ee Deb demiska ayaa ku guuleystay inay baqtiiyaan debkii ka kacay gudaha wasaaradda.
Ma jirto illaa iyo iminka cid sheegatay weerarkan Hoobiyeyaasha ah.

No comments:

UN: Starvation threatens 2 million in drought-hit Somalia

Fri Sep 13, 2019 01:44PM [Updated: Fri Sep 13, 2019 01:52PM ] Home Africa Somalia A newly arrived woman fleeing from the drought...