Thursday, 25 August 2016

Qaraxyo laga maqlay Xeebta Liido


  
10
 
0
SHARE 
Muqdisho (SONNA) Qarax ayaa goor dhow laga maqlay Nawaaxiga Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, kaas oo aanan la ogayn Nuuciisa.
Qarax ka dib sidoo kale waxaa la maqlayaa Rasaas, inkastoo ciidanka amaanka ay joogaan goobtaas.
Faah-Faahin dheeraad ah goor dhow la soco

No comments:

UN: Starvation threatens 2 million in drought-hit Somalia

Fri Sep 13, 2019 01:44PM [Updated: Fri Sep 13, 2019 01:52PM ] Home Africa Somalia A newly arrived woman fleeing from the drought...