Tuesday 22 March 2011

Sirdoonka SSC oo Siilaanyo ka duubay Waraysi Sir ah(Dhageyso Siilaanyo oo si daacad ah u waramaya)


PDF Print E-mail
Written by Administrator   
Tuesday, 22 March 2011 00:48

:Ceebeey Tacaal, Sidii aannu hadda ka hor idiinku ballan qaadnay in aannu si taxane ah idiinku soo gudbin doonno, ayaa waxaannu maanta idiin soo banadhigaygnaa xog sir ah oo Xafiiska sirdoonka SSC uu ka qabtay waraysi uu dhawaan bixiyey Madaxweynaha Somaliland Mr Siilaanyo oo qarxiyay inuu laaluusho Garaadada iyo Cuqaasha Dhulbahantaha,waxaana ka mid ah dadka uu soo hadal-qaaday Garaad Saleebaan

Dhageyso:Waana ka ee nala dhegaysta

Shacabkamedia:Runta-Kama-Xishoono 

Email: Shacabkamedia@live.com

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...