Maalinimadii Talaadada oo ay taariiqdu ahayd ,Feb,1,shil gaari ayaa waxa uu ka dhacay degmada warshiiq ee gobalka Shabeelaha dhexe.Shilkaan gaari ayaa inta la ogyahay waxaa ku geeriyooday 2 ruux halka ay ku dhaawacmeen ilaa iyo 3 ruux oo kale.
Isla Maalinimadii Talaadada shil gaari ayaa waxa uu ka dhacay degmada Wanlawayn ee gobalka Shabeelaha Hoose.
Shilkaan gaari ayaa inta la ogyahay waxaa ku geeriyooday 1 ruux halka ay ku dhaawacmeen ilaa iyo 2 ruux oo kale.Sii Akhri
No comments:
Post a Comment