Tuesday 22 March 2011

http://www.amiirnuur.com/index.php?option=com_content&view=article&id=4022:dagaallo-culus-oo-muqdisho-ku-dhaxmaray-mujaahidiinta-iyo-afrikaanta&catid=48:wararkaO

amiirnuur.comDagaallo culus oo u dhexeeyay ciidamada Mujaahidiinta iyo kuwa Kuffaarta Afrikaanta ah ayaa saaka ka dhacay qeybo katirsan magaalada Muqdisho.


Ciidamada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa saaka iska caabiyay weeraro ay isku dayeen in ay soo qaadaan ciidamada shisheeye oo maalmihii lasoo dhaafay ku hoobanayey dagaalka Muqdisho.

Sida ay xaqiijiyeen saraakiil katirsan Mujaahidiinta dagaallo kooban balse cuslaa ee saaka ka dhacay difaacyada wadada Makka Al-mukaramada Isgoyska Dabka ilaa iyo Sayidka.

Meelaha qaar mujaahidiinta ayaa weeraro gaadmo ah ku qaadayay cadawga sida Boondheere oo ay mujaahidiintu madaafiicda garbaha laga gemo ku garaaceen meelaha ay difaacyada uga jiraan ciidamada Kuffaarta Afrikaanta ah waxaana lasoo sheegay in khasaara xoogan uu gaaray Kuffaarta.

Dagaaladan ayaa kusoo aadaya xilli uu fashil ku dhawyahay Ol Ole ay gaalada caalamka ku doonay

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...