![]() | ![]() | ![]() |
Saturday, 09 April 2011 21:15 |
![]() Waxaa magacda hordhaca ah ee shirka ku masaleysa Baarlamaanka sidan soo socota: 1- Shariif Xasan 2- Cabdisaaq Jurile 3- Mustaf Dhuxulow 4- Cabdiraxmaan Ibi 5- Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex 6-Salaad Cali Jeele 7- Cabdalla Boss 8- Foosiya Maxamed Sheekh 9- Xil Cabdicasiis Ergadan oo ayka dhimantahay laba xubnood oo kale oo aanan weli diirad.com soo gaarin balse dib ayaan idiinkaga soo dhameystiri doonaa haduu alla idmo. Waxaa sidoo kale berito Neyrobi soo gaari doona Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan, iyadoo ay isla beritona ay imandoonaan wakiilada ergada uga noqondonta maamulada Puntland iyo Galmudug , waxaana sidoo kale haatan Neyrobi ku sugan ergadii ururka Ahlusuna Waljameeca oo aan magacyadooda dhamaan idiinsoo gudbin doono dhawaan. Weli waxaan cadeen ergada rasmiga ah ee kasocota Madaxweynaha iyo xukumada. Aqriso Ajedaha Shirka Neyrobi ka dhacaya RIIX Diirad News Desk diirad@live.com |
No comments:
Post a Comment