Saturday 26 November 2011

Ciidamada Burundi oo la xaqiijiyay in 70-askari looga dilay dagaalkii bishii hore ka dhacay Degmada Dayniile




Sabti, November 26, 2011 (HOL) − Qaar ka mid ah askartii ciidamada Burundi ee ku dhaawacmay dagaalkii ay Al-shabaab kula galeen degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho 20-kii bishii Oktoobar ee lasoo dhaafay ayaa sheegay in 70-askartooda ah lagu dilay dagaalkaas, tiro intaas ka badanna looga dhaawacay.
Daqiiqado kaddib markii uu dhacay dagaalkaas ayay Xarakada Al-shabaab waxay kusoo bandhigeen deegaanka Calamada ee duleedka Muqdisho maydadka askar ay tiradooda ku sheegeen 76-askari oo ka tirsan ciidamada Burundi, balse waxaa isla markiiba hadalkaas beeniyay ururka Midowga Afrika oo sheegay in laga dilay 10-askari, laba askari oo kalena ay maqan yihiin.
"Wuxuu dagaalku ku billowday si sahlan, oo aad u sahlan," ayuu yiri Arcade Arakaza oo ka mid ah askartii ciidamada Burundi ee ku dhaawacmay dagaalkii Dayniile isagoo jiifa isbitaal ku yaalla Nairobi.
Sarkaalkan oo u warramayay wargeyska The New York Times ee kasoo baxa dalka Mareykanka ayaa sheegay in 70-askartooda ka mid ah uu hubo inay dagaalka ku dhinteen, halka tiro kale oo badanna ay ku dhaawacmeen.
"Deegaanku waa mid yar, xoogaggii Xarakada Al-shabaab waxay bilaabeen inay ka baxaan goobta. Waxaan u tagtay dad dhoolla-caddeynaya oo dhahaya erayo ay ka mid yihiin - Ha walwalin Shabaab way u dhammaantay," ayuu yiri Arakaza.
"Laakiin, waxyar kaddib waxaa meel walba kasoo dhacay rasaasta qoryaha daran-doorriga u dhaca, haweenka, caruurta iyo cid walba waxay rasaasta u soo fureen dhinaceenna xitaa waxaa nagu soo dhacay sawaariiq," ayuu sarkaalku hadalkiisa ku daray. "Waxay ahayd arrin la yaab leh, waayo dagaalyahannada Al-shabaab waxay naga xireen dariiq walba, wax walba oo ay haysteenna way nagu fureen."
Maydadka askartii lagu dilay dagaalkaas ayaa waxay intooda badan gacanta ugu jiraan Xarakada Al-shabaab, waxaana dagaalkii Dayniile ka dhacay uu noqonayaa kii uu khasaarihii ugu badnaa kasoo gaaray ciidamada AMISOM tan iyo markii ay howl-galkooda ka billlaabeen Muqdisho.
Saraakiil ka tirsan ciidamada Midowga Afrika ayaa sheegay in 500-askari oo ka kala socda dalalka Burundi iyo Uganda looga dilay Muqdisho afartii sano ee ay howlgalka ka wadeen Soomaaliya, iyagoo sheegay in askartii ugu badnaa laga dilay wixii ka dambeeyay sannadkii 2009 oo ay Itoobiya ciidamadeeda kala baxday Soomaaliya.
Askari kale oo ka mid ah ciidamada Burundi ee dagaalkii Dayniie ka qaygalay oo lagu magcaabo, Astere Nimbona ayaa isaguna sheegay inay dagaalamayeen sagaal saacadood oo xiriir ah illaa ay ka rasaastii ka idlaatay.
"Wixii nagu waxay u ekaayeen ismiidaamin," ayuu yiri Nimbona. Iyadoo hadallada ay warbaahinta siiyeen saraakiishan u dhashay dalka Burundi ay kusoo beegmayaa iyadoo dowladda Burundi aysan weli si rasmi ah u shaacin tirada askartii uga dhintay dagaalkii ugu dambeeyay ee ay Dayniile kula galeen Xarakada Al-shabaab.
Degmada Dayniile oo ka mid ahayd goobaha ay awoodda badan ku lahayd Al-shabaab ayaa waxaa weli inteeda badan gacanta ku haya Al-shabaab, inkastoo ay ciidamada Midowga Afrika iyo kuwa dowladda KMG ah ay qaybo ka mid ah ku sugan yihiin.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online

13 comments:

Anonymous said...

I simply couldn't leave your web site prior to suggesting that I actually enjoyed the standard info an individual provide on your guests? Is gonna be again steadily in order to inspect new posts
Also visit my blog - baby fishing shirts

Anonymous said...

Hello to all, how is everything, I think every one is getting
more from this website, and your views are fastidious in favor
of new users.
Stop by my blog :: Vertnet

Anonymous said...

Yes! Finally someone writes about aani.
Here is my weblog - Office Furniture Toronto For Less

Anonymous said...

Hello colleagues, how is the whole thing, and what you would
like to say concerning this paragraph, in my view its in fact awesome in favor of me.
Also visit my site ; Who-We-Serve

Anonymous said...

Hello every one, here every person is sharing such experience,
so it's good to read this blog, and I used to pay a quick visit this webpage every day.
Here is my blog post SanStreet

Anonymous said...

Thanks in favor of sharing such a nice thinking, post is nice, thats why i have read
it fully
Feel free to visit my blog :: advertising balloons advertising blimp giant balloons custom printed balloons balloons advertising advertising ballon inflatable advertising balloons balloons for advertising advertising blimps hot air balloon advertising inflatable advertising helium advertising balloons advertising inflatables balloon advertising promotional balloon searchlight rental searchlight rentals

Anonymous said...

Hello! I know this is kinda off topic but I was wondering which
blog platform are you using for this site? I'm getting fed up of Wordpress because I've had issues with hackers
and I'm looking at options for another platform. I would be awesome if you could point me in the direction of a good platform.
Feel free to surf my website : 3d games

Anonymous said...

I really like what you guys tend to be up too. This sort of clever work and reporting!
Keep up the very good works guys I've included you guys to my personal blogroll.
Feel free to surf my website - ASSI PLAZA

Anonymous said...

I’m not that much of a internet reader to be honest but
your blogs really nice, keep it up! I'll go ahead and bookmark your site to come back in the future. All the best
Visit my web site ... Popflops

Anonymous said...

I'd like to thank you for the efforts you've put in writing this
website. I am hoping to view the same high-grade content from you in the future as well.
In fact, your creative writing abilities has inspired
me to get my own, personal site now ;)
Feel free to visit my webpage :: allergies

Anonymous said...

I love your blog.. very nice colors & theme. Did you create this website yourself or did
you hire someone to do it for you? Plz answer back as I'm looking to construct my own blog and would like to find out where u got this from. kudos
My webpage - back pain

Anonymous said...

There's definately a great deal to find out about this subject. I love all the points you have made.
Visit my website :: admin

Anonymous said...

Great beat ! I would like to apprentice while you amend your
website, how could i subscribe for a blog website? The account aided me a
acceptable deal. I had been tiny bit acquainted of this your broadcast
provided bright clear concept
My blog post ; hpv in women treatment

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...