Wednesday, 30 November 2011

Sawirada Goobtii Qaraxa uu ka Dhacay ee Villa Baydhabo (Digniin Caruurta iyo Haweenka Ma Daawan Karaan)

Share
Waxaan idiin soo gudbineynaa sawirada xarunta taliska ciidamada DKMG oo saaka qarax uu ka dhacay ka dib markii nin naftiisa soo miidaamiyey uu isku dhex qarxiyey meel u dhow abaanduulaha ciidamada xooga Soomaaliya.
DIGNIIN: Waxaan ku waanineynaa dadka yar yar iyo haweenka inaysan daawan sawirada oo ah kuwo qaarkod aan la eegi karin!

Madaxa ninkii ismiidaamiyey oo dhulka yaalla
Qeyb ka mid ah jirka ninkii ismiidaamiyey


Qeybaha jirka ninkii isqarxiyey oo la gurayo



RBC Radio
Xafiiska wararka Muqdisho
Share
Tags:

No comments:

Gold toilet stolen in Blenheim Palace burglary

8 minutes ago Share this with Facebook   Share this with Messenger   Share this with Twitter   Share this with Email   Sh...