Wednesday 23 November 2011

Dowladda Itoobiya oo ka walaacsan Heshiiskii dhaxmaray Shababul Mujaahidiin iyo Beesha Ceyr (Warbixin+Wareysi).


on .
Ciidamadii Itoobiya ee dhawaan soo galay degmooyin katirsan gobolka Galguduud ayaa bilaabay in ay dhax dhaxaadin ka dhax sameeyaan Mushrikiinta qabuura caabudka ah iyo dadka deegaanka.

Wararka nagasoo gaaraya deegaanka Guriceel ayaa sheegaya in ciidanka Itoobiya oo gaadiidka dagaalka wata ay difaacyo ka qoteen wadada Guriceel kasoo gasha dhanka Ceelbuur iyo wadada katimaad dhanka Dhuusamareeb.

Mid kamida dadka deegaanka ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ay kulan qasab ah dhax dhigeen Odayaasha Beesha Ceyr iyo saraakiil Mushrikiinta katirsan oo bilihii lasoo dhaafay is khilaafsan.

Ilo lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in Itoobiyaanku ay ka walaacsanyihiin in Heshiiskii dhawaan dhaxmaray Shabaabul Mujaahidiin iyo Beesha Ceyr uu soo dedejiyo in Mushrikiinta Guricel iyo Dhuusamareeb laga saaro.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...