Written by Administrator |
Thursday, 03 November 2011 19:08 |
Fanaanada Farxiya Axmed Cadaawe ee loo yaqaan (Farxiya-Fiska)oo dhawaanahan Garoobaynaysay,kadib markii Muuskiiste Bashiir Hanuuniye ay kala tageen, dhalinyaro badan ay la dhaceen codkeeda macaan,qaab-dhismeedkeeda Iyo habka ay ugu dhex muuqato fanaaninta,ayaa waxey calafkiisa noqotay si hoosena isu meher-xadeen Alfanaan C/risaaq Alteeso,oo ka mid ah Fanaaniinta Soomaaliyeed ee degan Dalka Denmark,saaxiib dhawna la-ah,Muusikiiste Bashiir Hanuuniye oo Fanaanadda ay safaaradaha kala-qaateen dhabar-kana isu jeediyeenAlfanaan Alteeso iyo Fiska ayaa si hoose oo khudbasiro ah isku Guursaday iyadoo ay labadoodaba isku Qorteen cinwaanadooda Facebook halkaasoo ay dadka taageerayshooda ay ugu wada hambalyeynayeen. |
One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Thursday 3 November 2011
Fiska Iyo Alteeso Oo Qudbo-Siro Isku Guursaday Xili La Filayay In Fanaanada Iyo Odeygeedii Hore La Heshiisiin-Doono
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
Washington, DC – Last month, President Sheik Sharif Ahmed appointed Mr. Mohamed Abdullahi Mohamed, a Somali¬American dual citizen, as the ne...
-
Wednesday, November 14, 2012 By Jonathan Kalan Kasim moves swiftly around the machine. Like a dancer, he has style, a unique way of p...
1 comment:
What's up to all, how is everything, I think every one is getting more from this website, and your views are nice in favor of new people.
Feel free to visit my web site webcam sex videos
Post a Comment