![]() | ![]() | ![]() |
| Written by Administrator |
| Thursday, 03 November 2011 19:08 |
![]() Fanaanada Farxiya Axmed Cadaawe ee loo yaqaan (Farxiya-Fiska)oo dhawaanahan Garoobaynaysay,kadib markii Muuskiiste Bashiir Hanuuniye ay kala tageen, dhalinyaro badan ay la dhaceen codkeeda macaan,qaab-dhismeedkeeda Iyo habka ay ugu dhex muuqato fanaaninta,ayaa waxey calafkiisa noqotay si hoosena isu meher-xadeen Alfanaan C/risaaq Alteeso,oo ka mid ah Fanaaniinta Soomaaliyeed ee degan Dalka Denmark,saaxiib dhawna la-ah,Muusikiiste Bashiir Hanuuniye oo Fanaanadda ay safaaradaha kala-qaateen dhabar-kana isu jeediyeenAlfanaan Alteeso iyo Fiska ayaa si hoose oo khudbasiro ah isku Guursaday iyadoo ay labadoodaba isku Qorteen cinwaanadooda Facebook halkaasoo ay dadka taageerayshooda ay ugu wada hambalyeynayeen. |




1 comment:
What's up to all, how is everything, I think every one is getting more from this website, and your views are nice in favor of new people.
Feel free to visit my web site webcam sex videos
Post a Comment