Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansaxiyey


Image result for somali parliament











Baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya ayaa kulankiisa maanta ku Ansixiyey Sharcigii Dhismaha Maxkamadda Dastuurka iyo wax ka badalidda sharciga lagu dhisay Guddigga Madaxa Banaan ee  Faderaalaynta iyo Xuduudaha.
Sayid Cali

Comments

Popular Posts