Sunday, 26 June 2016

Sawiro Qaraxa Hotel Naasa Hablood One


 
0
SHARE 
Muqdisho,(SONNA):-inta la Xaqiijiyay 11 ruux ayaa ku geeriyootay in kabadan 20 kalana wey ku dhaawacmeen Weerar Galinkii dambe ee Maanta kooxda Al-shabaab ay ku qaadday Hotelka Naasa Hableeo One ee Magaalada Muqdisho.
Afhayeenka Wasaaradda Amniga oo ku sagan gudaha Hotelka Ayaa Wakaaladda SONNA u sheegay in ciidamada ay ku howlanyihiin baaritaan lagu xaqiijinayo Ammaanka.
Afhayeenka ayaa intaa ku daray in ciidamadu ay toogteen Sada Kamid ah Maleeshiyada Gudaha u gashay Hotelka, halka Mid Afaraadna uu isqarxiyay Bilaawgii hore ee Weerarka.13509137_279115092438255_6313299283583080218_n13512058_279115022438262_4786512454649892871_n
Cl0UD_mVEAIgd8m.jpg large
13510450_10154302271119583_1282164638_n13514319_10154302271124583_481468089_n13514513_10154302271749583_93057654_n13522626_10154302271409583_171575862_n13522671_10154302271614583_144315164_n13530751_10154302271524583_1104308375_n13536129_10154302271564583_1763272685_n13536141_10154302271234583_624738298_n

No comments: