Sunday 26 June 2016

Maydadka Maleeshiyada Weerartay Naasahablood1 oo la soo bandhigay


 
0
SHARE 
MUQDISHO (SONNA) Afhayeenka wasaaradda Amniga xukuumada Soomaaliya Cabdikaamil Macalin Shukri oo warbaahinta kula hadlay Hotelka Naasahablood1 oo Argagixisadu galabnimadii Sabtida ay weerar ku qaadeen.
Cabdikaamil Macalin Shukri ayaa sheegay in ciidanka amaanka ay ku guulaysteen inay soo afjaraan weerarka sidoo kalana ay toogteen kooxihii weerarka soo qaaday.
Afhayeenku wuxuu warbaahinta tusay Maydadka Sadax ka tirsan Maleeshiyada Argagixisada Al-Shabaab ee weerarka soo qaaday kuwaas oo ay dileen ciidamada amaanka.
13517912_929309023864804_1653291725_o
Wuxuu sidoo kale sheegay in dadka ku geeriyooday weerarkaan ay gaarayaan 16-ruux kuwaas oo qaarkood uu ku dumay dhismaha Hotelka intii uu socday weerarka.
Dadka dhintay ayaa waxaa ku jiray Wasiiru dowlihii xafiiska R/wasaaraha ee Arimaha Bay’adda Burci Maxamed Xamsa kaas oo ka mid ahaa dadka daganaa Hotelka.

13275185_929308793864827_288678678_o

13549015_929309030531470_17456570_o

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...