Muqdisho, 30 June 2016 (Villa Somalia)—- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xeer uu soo saaray ku magacaabey Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Heer Federaal oo dib u habeyn kooban lagu sameeyay xubnihiisa.
Guddigan ayaa waxaa uu ka kooban yahay 22 xubnood oo magacyadooda ay hoos ku xusan yihiin:
1. Cumar Maxamed Cabdulle
2. Mustaqiim Wayd 3. Maxamed Kaynaan 4. Saciid Jaamac Cali (Qoorsheel) 5. Nafisa Geeddi Santuur 6. Maxamed Cali Diiriye 7. Cabdiraxmaan Sheekh Mucaawiye 8. Deeqa Yaasiin Xaaji Yuusuf 9. Saciido Maxamed Musciid 10. Aweys Abuukar Sokorow 11. Sahra Cabdi Xuseen Jaamac 12. Burhaan Cilmi Xirsi 13. Cabdicasiis Sheekh Xuseen Dayib 14. Cabdulllaahi Cali Aadan Garoon 15. Salaad Cali Ibraahim Catoos 16. Aadan Cabdinaasir Maxamed 17. Cabdullaahi Salaad Yarow 18. Yaasiin Cabdi Jaamac 19. Axmed Maxamed Saciid 20. Fardowsa Maxamed Ducaale 21. Aamina Cabdullaahi Dheeroow 22. Raaxo Maxamed Janaqow
Waxaa la baabi’iyay xeer kasta oo kan ka horreeyay oo ka hor imaanaya magacaabistan cusub.
Guddigan waxaa hawshiisu noqon doontaa dejinta qorshe hirgelin oo faahfaahsan iyo jadwalka doorashada (kalandarka doorashada) iyo inuu ku dhawaaqo taariikhda ay dhacayaan doorashooyinka sannadka 2016.
——————–DHAMMAAD–
Daud Aweis
Afhayeenka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. |
One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Thursday, 30 June 2016
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo xeer ku magacaabay Guddiga Doorashada Heer Federaal oo dib u habeyn lagu sameeyay
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
Wednesday, November 14, 2012 By Jonathan Kalan Kasim moves swiftly around the machine. Like a dancer, he has style, a unique way of p...
-
Washington, DC – Last month, President Sheik Sharif Ahmed appointed Mr. Mohamed Abdullahi Mohamed, a Somali¬American dual citizen, as the ne...
No comments:
Post a Comment