Sunday, 5 June 2016

Wariye goor dhaw Muqdishu lagu Diley





Allaha u naxariistii waxaa goor dhaw lagu diley  Muqdisho Wariye aad u dhalin yar oo magaceedu yahay Sagal Salaad Cusman.
Wariyaha waxaa lagu diley iyada oo ka soo baxaysa Jaamacadda Palasma (KM5) oo ay baryan wax ka baranasay.

No comments: