Friday 10 June 2016

Buuraha GalGala oo Al Shabaab lagu Duqeeyey

Waxaa goordhow dayuuradaha dagaalka ee qumaatiga u kaca ay duqeymo xoogan ka geysteen qaar ka mid ah saldhigyada ciidamada Al Shabaab ee ku yaala Buuralayda Galgalo ee Dawlad Gobleedka Puntland.
Wali ma cada khasaaruhu inta uu leegyahay laakiin waxaa muuqata in ciidamada Al Shabaab ee Buurlayda Galgal loo soo jeestey in loola dagaalamo sida kuwa Koonfurta.

Waxaa soo Direy  Osman Xaji Cali

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...