Saturday 11 June 2016

Xildhibaan ka Tirsan BFS oo Gurigiisii

Warar mar dhaw na soo gaarey ayaa waxay sheegayaa in Xildhibaan ka tirsan BFS gurigiisa oo ku yaala  Degmada Luuq lagu weeraray Bambo Gacmeed. Ilaaladii Xildhibaanka ayaa difaac gashay oo rasaas badan ridey. Ilaa hada wax qasaara ah lama sheegin. Xildhibaanka magaciisu waa Sheikh Shaacir

Sayid Cali

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...