Thursday 17 November 2011

Beesha Mataan Cabdulle oo Shabaabul Mujaahidiin Beyco kula gashay difaaca diinka Alle.

Beesha Mataan Cabdulle oo Shabaabul Mujaahidiin Beyco kula gashay difaaca diinka Alle.

on .
Mid kamida beelaha Soomaaliyeed ee Muslimka ah ayaa ku dhawaaqday in ay ku biirtay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee ka dagaalamaysa geeska qaaradda Afrika.

Kulan ballaaraan oo maanta ka dhacay deeganka Garas Bintoow ee Wilaayada Shabeelaha Dhexe ayay Beesha Mantaal Cabdulle uga dhawaaqday in ay ku biirtay mujaahidiinta Soomaaliya.

Odayasha beesha mantaal cabdulle oo saxaafada lahadlay ayaa ku dhawaaqay in beeshaasi ay garab iyo gaashaan u tahay mujaahidiinta Soomaaliya ayna ka gudubtay in ay isku xukunto wax aan shareecada Islaamka.

Odayaal iyo Salaadiin katirsan beesha Mataan Cabdulle ayaa Wilaayada Shabeelaha dhexe Beyco kula galay in dhulka Beesha Mataan degto aan marnaba cadawga laga taageeri doonin islamarkaana ay beeshu Wiilal iyo maal uga qeyb qaadan doonto dagaalka diiniga ah ee Soomaaliya ka socda.

Dhowaan ayey ahayd markii ay bBeesha Ceyr ayaa
kula heshiisay Mujaahidiinta Soomaaliya ka qeyb qaadashada jihaadka Somaliya ka socda waxaana muuqanaysa in beelaha Soomaliyeed ay kusoo biirayaan saaxada jihaadka kadib markii ay arkeen wanaaga ku dhaqanka shareecada islaamka.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...